Qarax Labaad Oo Muqdisho Ka Dhacay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Qarax Labaad Oo Muqdisho Ka Dhacay

Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay darawal waday gaari NOHO ah oo Qarax labaad siday,kaasi oo markii dambe ciidamada NISA ay qarxiyeen.

Gaariga Nohada ah oo waday Qarax labaad ayaa ciidamadu waxay ku qarxiyeen Xaafada Ceel Qalow ee Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah .

Sidoo kale warar aan heleyno ayaa waxa ay sheegayan in Darawalkii waday Gaariga ay Ciidamada NISA Gacanta ku dhigeen isla markaana ay qabteen.

Dhacdadaan ayaa ku soo aadaya xili isla Galabta Qarax Gaari uu ka dhacay goob Mashquul badan oo ku taala Isgoyska soobe ee Magaalada Muqdisho.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!