Translate to your language
Qarax labaad oo Caawa ka dhacay Muqdisho — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Qarax labaad oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Waxaa goordhow Qarax labaad oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah Gobolk Banaadir uu ka dhacay Magaalada Muqdishu.

Qarax 1aad ayaa waxuu ka dhacay nawaaxiga Isgooyska Ceel gaabta ee Degmada Xamar weyne, halka wax yar kadib la maqlay Qarax kale oo xoogan.

Weli lama oga halka uu Qarax kale ka dhacay.

Ilaa iyo hada lama shaacin halka Caawa lagu beegsaday Qaraxyadan.

Magaalada Muqdisho ayaa inta badan waxaa ka dhaca Qaraxyo u badan ismiidaamin oo mas’uuliyadoodu ay sheegtaan Xoogaga Al Shabaab.

 

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!