Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Kismayo

Read Time:26 Second

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay bambaano nuuca gacanta laga tuuro oo lagu weeraray maqaaxi ku taalla Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Weerarkan ayaa ka dhacay Isgooyska Golol ee Magaalada Kismaayo, kadib markii dabley hubeysanaa ay Xalay bambaano ku tuureyn maqaaxi.

Goobjooge ayaa u sheegay Warsidaha Mareeg News in Qaraxa ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 3 Ruux oo Shacab ah, kuwaasi oo durbaba loola cararay goobo caafimaad.

Ciidanka Jubbland ayaa gaaray goobta uu weerarku ka dhacay waxaana ay ka bilaabeen howlgallo.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.