Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho – Mareeg.com: Qarax xoog leh ayaa galabta ka dhacay Suuqa Wey nee Bakaraaha ee magaalada Muqdisho.

Sdia ay sheegayaan goobjoogayaal, qaraxa ayaa ahaa miino, lamana iga ilaa hadda cidda lala beegsaday. Qaraxa ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah xaafadaha ku dhow Suuqa.

Suuqa Bakaaraha ayaa deganaa bilihii lasoo dhaafay, waan suuq si ayn weyn amaankiisa si hoose loo ilaaliyo.

Mareeg Media

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245