Qarax ka dhacay Gobolka Gedo

Read Time:32 Second

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan xubno ka tirsanaa Al Shabaab ay ku dhinteen  qarax gaari oo ka dhacay meel ku dhaw xuduuda Kenya & Soomaaaliya ay ka wadaagaan Gobolka Gedo.

Sidda ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaariga ayaa ku qarxay meel u dhow degaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo.

Gaariga ayaa noociisa waxaa uu ahaa Qooqan, waxaana saarnaa ku dhawaad 10 ruux oo ka tirsan Al-Shabaab, Saraakiisha Ciidanka waxa ay sheegeen in dhammaantood ay geeriyoodeen.

Ma jirto ilo wareedyo ka madax banaan Saraakiisha Militariga dowladda Gobolka Gedo oo warkaan xaqiijinaya, Al Shabaabna wali kama aysan hadlin

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.