Qabanqaabo Shirweyne Dib U Heshiisiinta Jubbooyinka Oo Ka Socda Kismaayo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Qabanqaabo Shirweyne Dib U Heshiisiinta Jubbooyinka Oo Ka Socda Kismaayo

Mareeg.com-Kulamo hor dhac u ah shirweynaha dib u heshiisinta ee gobollada Jubbooyinka ayaa ka socda magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose.

Kulamadan hordhaca ah oo ka ka socda Kismaayo ayaa loogu diyaar garoobayaa shirweynaha dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo 16-ka bishan ka furmidoona magaala Kismaayo.

Sidoo kale kulamadan ayaa waxaa si gooni gooni ah isugu arkaya dhamaan beelaha dega gobollada Jubbooyinka, iyagoo ka wada hadlaya qaabkii looga qeyb geli lahaa shirweynaha dib u heshiisiinta ee gobollada Jubbooyinka.

Kulamadan hordhaca ah ayaa la sheegay in beelaha walaalaha ah ee wada dega gobolladaasi ay isku turxaan bixinayaan ka hor inta aan la gaarin shirweynaha dib u heshiisiinta gobolladaasi ee 16-ka bishan ka dhici doona magaalada Kismaayo kaas oo dowlada Federaalku ay garwadeen ka tahay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!