Qaar Kamid Ah Maamul Goboleedyada Dalka Oo Diiday Ka Qeyb Galka Shir Beri Ka Furmayo Muqdisho

Read Time:37 Second

Warar aan heleyno ayaa waxa ay sheegayan in Qaar ka mid ah maamulada dalka jira ay diideyn inay ka qeyb galaan Shir looga hadlaayo dib u eegista Dastuurka oo lagu wado inuu maalinta beri ah ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

Shirkan looga hadlaayo dib u eegista Dastuurka ayaa waxaa hore u sheegay Wasiirka Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibril in uu 8 Bishaan ka furmi doono Magaalada Muqdisho.

Maamulada la xaqiijiyay in aysan Shirkaan kasoo qeyb geli doonin ayaa waxaa kamid ah maamulada Koonfur Galbeed , Jubbaland ,Puntland iyo Galmudug.

Maamulada diiday in ay ka qeyb galaan Shirka ka furmi lahaa Muqdisho ayaa Sababta waxa ay tahay Shir beri ka furmayo Magaalada Kismaayo ee looga hadlaayo Siyaasadda maamulada iyo dowlada Dhexe.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %