Qaab cusub Oo loo sugaayo amniga Vila Somalia & Ciidanka Madaxtoyada Oo La wareegay dhamaan.

Read Time:39 Second

Muqdisho (Mareeg News) Ciidamada ilaalada madaxtooyada soomaaliya ayaa soo bandhigay qaab cusub oo ay ku sugayaan amniga madaxtooyada soomalia Qalab iyo gaadiid cusub ayeey ciidamada geeyeen dhamaan Wadooyinka soo gala Vila somalia.

Ciidan wata gawaari gaashaaman ayaa saakay la dhigay wadooyinka soo gala Vila Somalia waxeeyna ciidanka la wareegeen dhamaan Dhismooyinka ku harereeysan Isgoisyada.

isgooska ceel gaabta oo sabtidii xoog ku soo dhaafay gaari qarax siday oo lala maaganaa vila somalia waxaa saakay dabaqyada ku hareereeysan la wareegay ciidanka Difaaca madaxtooyada.

wasaarada amnig Gudaha Bayaan kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Kor loo qaadi Doono qalabka Ciidanka u sahlayo ineey ka hor tagaan weerarada argagixisada, Sidoo kale wasaarada ayaa Tilmaamtay in amaanka Vila somalia iyo guud ahaan muqdisho La xoojin doono.

Wixii Ku soo kardha halkaan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %