Puntlnad: Khilaafka madaxda dowladda halagu xaliyo dastuurka dalka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Puntlnad: Khilaafka madaxda dowladda halagu xaliyo dastuurka dalka

Mareeg.com: Shir aan caadi aheyn oo ay xalay magaalada garowe ku yeesheen Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray khilaafka shaaca noqday ee u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaare Cabdiwelie Sheekh Axmed.

Shirkaas oo madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Camey shir gudoominayey, waxaa markii uu soo gaba gaboobay laga soo saaray war-murtiyeed 5 qodob ka koobnaa>

Haddaba kor ka eeg War-murtiyeedka maamulka Puntland ah oo sawir ah.
Mareeg Media

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!