Puntland oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha muranku ka jiro ee Koonfur Galbeed * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Puntland oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha muranku ka jiro ee Koonfur Galbeed

Mareeg.com: Maamulka Puntland ayaa taageeray doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Shariix Xasan Sheekh Aadan.

War kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu soo dhaweeyey doorashada doodu ka taagan tahay ee Shariif Xasan.

Kor ka eeg qoraalka maanta kasoo baxay maamulka Puntland

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More