Puntland oo shaacisay liiska golaha deegaanka Bandar Beyle * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Puntland oo shaacisay liiska golaha deegaanka Bandar Beyle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay Liiska Xubanaha golaha deegaanka Degmada Bandar Beyle ee Gobalka Bari.

Liiska ay Wasaaradda shaacisay oo ka kooban 23-Xubnood ayaa waxaa kujira Afar haween ah, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda ay doortaan golaha degaanka Degmada Bandar-Beyle.

Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay shaciso liiska Golayaasha degaanka degmooyinka gobolada Bari.

Muqdisho-Somalia

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.