Wasaarada Arimaha gudaha Puntland Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay khasaaraha la dhashay Roob dabeylo watay oo saacadihii la soo dhaafay la da’ay deegaano katirsan Maamulkaas.
Deegaannada uu waxyeelada la getaway Roobka ayaa waxaa ka mid ah deegaanka
Qundheed 9 guri ayaana ku dumay halka deegaanka Baqbaq gaari ay latageen 7 gurina at ku dumeen.
Read More
Sidoo kale Wasaaradu waxaa ay shaacisay in deegaanka Garmaal Cunug yar uu ku dhintay,isla markaana 6 qoys Xoolo ay lahaayeena ay ku waayeen.
Ugu dambeyn deegaanka Eyl ayaa waxaa kusoo dhacay Anteenadii Shirkadda Isgaarsiinta Golis,iyaga oo guryo dumisay
Comments are closed.