Puntland oo ka hortimid Shirciga Shidaalka ee ay ansixiyeen labada Aqal

Read Time:22 Second

Maamulka Puntland ayaa gebi haanba diidey Sharciga Batroolka ama Shidaalka Soomaaliya oo ay ansixiyeen dahwaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Sooomaaliya.

Qoraal laga soo saarey Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in sharciga Batroolka ee Baarlamaanka ansixiyey uu ka hor-imaanayao dastuurka dalka & hehsiisyada soo socda.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in Sharciga Batroolka ee la ansixiyey uu hoos u dhigayo Awooda Siyaasadeed,Dhaqaale iyo mid Maamul ee Dowlad Goboleedka Puntland.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %