Puntland oo Guddi u Magacaawday xaalad ka jirta Maamulkaas * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Puntland oo Guddi u Magacaawday xaalad ka jirta Maamulkaas

Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha  Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddi madaxbanaan oo Culimo ah, kuwaasi oo qayb ka noqonaya Gurmadka Gobolka Gardafuu.

Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka duulaya xaaladda bini’aadamtinimo ee ka jirta gobolka Gardafuu, taasi oo saamayn ku yeelatay nolosha shacabka ku dhaqan deegaanada gobolkaasi ayaa waxa uu magacaabay Guddi madaxbanaan oo Culimo ah oo qayb ka noqonaya gurmadka loo fidinaayo shacabka gobolkaasi.

Guddiga oo ka kooban lix xubnood ayaa kala ah sidan:-

1.Shiikh Fu’aad Maxamed Xaaji Nuur
Guddoomiye.
2 .Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf
Guddoomiye Ku-xigeen.
3.Shiikh Daahir Aw Cabdi
Xubin
4.Shiikh Maxamed Macalin Axmed
Xubin
5.Shiikh Cismaan Maxamuud Xaaji Dirir
Xubin
6.Shiikh Maxamed Cabdullaahi Cabdalle
Xoghayn.

=DHAMMAAD=

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!