Mareeg.com: Maamulka Puntland ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadaan khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh iyo R/wasaare C/weli Sheekh Axmed.
Puntland waxey sheegtay inyesan aqbali doonin in koox gaar ah afduubto siyaasadda iyo dowladnimada Soomaaliya.
Kor ka eeg qoraalka kasoo baxay Puntland.
Mareeg Media
Comments are closed.