Taliye ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Muqdisho oo xilka laga qaaday
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowladda Federaalka Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaaday…
Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo lagu daray Liiska Argagixisada
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro Saraakiil ka tirsan…
Yaa amray dilkii lagu fuliyay 2 sanno kahor Wariye Jamaal Khaashuqji?
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah la qaatay Beesha Caalamka
Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan gaar…
Puntland oo Go’aan kasoo saartay Banaanbax la qorsheeyay inuu ka dhaco…
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa kulan looga hadlay amniga Gobolkaas ku yeeshay Hay’addaha…
Dowladda oo hakisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah shaacisay in la hakiyay…
Shil naxdin leh oo ka dhacay duleedka Garoowe iyo khasaaro ka dhashay
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo geystay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka…
Puntland oo shuruudo Culus ku xiray ka qeyb galka Shirka ka dhacaya Muqdisho
Dowlad Goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xirtay…
Madaxweyne Farmaajo oo War kasoo saaray geerida Ugaas Xasan
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsiyeeyay geeridii ku timid Ugaas Xasan…
Ugaas siweyn looga yaqaanay Soomaaliya oo Goor dhow geeriyooday
Waxaa Caawa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo kamid ahaa Ugaasyada…
Beesha Caalamka oo Baaq Deg-deg ah u dirtay Dowladda iyo M/Goboleedyada
Beesha Caalamka ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ugu baaqday inay shir deg deg ah…
Dowladda oo ku dhawaaqday in gebi ahaan la joojiyay Banaanbax
Sii-hayaha Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimacaale ayaa ka hadlay xaaladda amni…
Mid kamid ah Wasiirada Xukuumadda Rooble oo laga helay COVID-19
Sii-hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud…
James Swan oo gaaray Magaalada Kismaayo iyo kulan gaar ah oo socda
Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa Goordhow gaaray…
Nin watay Qaraxii ka dhacay Xamar-weyne oo gacanta lagu dhigay
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Cali Yare ayaa War kasoo saaray Qarax…