Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeynn Culus uu ka fuliyay Degmada…
Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn diyaaradeed oo…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Madaxweynihii hore ee dalka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa gelinkii dambe ee shalay kulan…
Safiirkii hore ee Soomaaliya ee Mareykanka oo geeriyooday
Allaah ha u naxariistee waxaa Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Safiirkii horey…
China, EU enjoy bright prospects in economic, trade cooperation
Mareeg.com-By Niu Ruifei, Han Shuo, People's Daily
China's foreign trade with the EU totaled 4.05 trillion yuan…
DEG DEG:-Kulan u socda Madaxweyne Guudlaawe iyo Taliyaha NISA
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa…
RW Rooble oo la kulmay Guddoomiye Baarlamaan maamul Goboleed
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay…
Duqeyn lagu dilay Nabadoon Caan ah oo ka dhacday Jubbada Hoose
Wararka naga soo gaaraya degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyn diyaaradeed oo…
Maamulka Garasbaaleey oo War kasoo saaray Mas’uuliyiintii laga dilay
Maamulka deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Swedan
Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filiah) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay…
Madaxweynaha Somaliland oo kulan xasaasi ah la yeeshay Safiirka Ingiriiska
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben…
DEG DEG:-Al-shabaab oo la wareegay degaan ay ka baxeen Ciidanka AMISOM
Wararka aan ka heleyno deegaanka Mashallaay ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in aroornimadii…
Mas’uuliyiin Caan ah oo lagu dilay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo daqiiqado kahor ka dhacay qeyb kamid ah degmada Dharkeenley ee…
Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Kismaayo
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka dhacay gudaha Magaalada Kismaayo…
Wakiilka Qaramada Midoobay oo Codsi u diray Madaxweyne Farmaajo
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay khilaafka weli ka taagan…
DFS iyo Taliska AFRICOM oo ka shiray la-dagaalanka Al-shabaab
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha…