
Ciidamada Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia ayaa xiray gudoomiyihii rugta ganacsiga gobalka Banaadir iyo ku xigeenadiisa.
Wararka la helayo ayaa waxaa ayaa waxaa ay sheegayaan in sababta loo xirey ay tahay in booska ay joogaan ay keen satay kooxda Al-Shabaab.
Khilaaf soo kala dhax galay rugta Ganacsiga dhaxdeeda maalma ka hor ayaa waxaa la sheegay in ay xaliyeen Ururka Al-Shabaab,Karin markii ay soo dhex galeen.
Warbixin ay baahisey Idaacadda VOA ee fadhigeedu yahay Mareykanka kadib ayaa Nabad sugida Somalia waxaa at dabagal ku heysay arintan ugu danbeyn at xirtey Mas’uuliyiintaan.