Browsing Category
Uncategorized
Waxaa maalintii labaad shir uga socdaan Teendhada Afiysooni ee Muqdisho Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta, qaar kamid ah maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.…
Duqa Muqdisho “Bulshada kunool G/Banaadir waa inay helaan Matelaad siyaasadeed”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo ka hadlaayay Munaasabad ka dhacday Muqdisho waxaa uu sheegay in muhiim ay tahay in Gobolka Banaadir uu helo dhamaan Metaaladaha siyaasadeed ee Gobolada dalku…
SAWIRRO:-Madaxweynaha Puntland iyo James Swan oo kulan xasaasi yeeshay
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin…
Qaramada Midoobay oo Amar Culus kasoo saartay khilaafka ka taagan Hirshabeelle
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James swan ayaa waxa uu maanta wada-hadal khadka Internet-ka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Janaraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe .
Qoraal…
Musharaxiinta Madaxweynaha oo Digniin Culus u diray Madaxweyne Farmaajo
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal u diray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Labada Golle ee Baarlamaanka, Xeer Ilaaliyaha, Hanti-dhowrka iyo Madaxda dawlad Goboleedyada.
Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta…
Medical team ready for action as Inter-State football tourney begins Sunday
Medical team ready for action as Inter-State football tourney begins Sunda
Somali Football Federation’s medical team is fully prepared for the upcoming Inter-State football tournament, SFF medical committee secretary, Dr. Khalif Yusuf…
Refugee girl scores highest marks ever in Somaliland
In June of 2019, while many of her peers were out socializing and having fun, Shukri Habib Saed was busy burning the midnight oil. She was determined to get the best possible grades in her final exams and secure a place at a top secondary…
Alarm as Shabaab infiltrates Somalia State institutions
Abshir Gaarane Ahmed was a lead singer in a government band in Benadir, the region that covers the capital Mogadishu in Somalia.
The public knew him as the man who belted out patriotic songs about his country. His trimmed beard and…
Farmaajo oo goordhaw Muqdisho ka dhoofay iyo xog ku aadan Ujeedka Safarkiisa
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Farmaajo iyo wafdiiisa ayaa u duulay magaalada Adis Ababa ee…
Dowladda oo kala dirtay masuuliyiintii rugta ganacsiga gobolka Banaadir
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa Maanta kala diray dhamaan masuuliyiintii Rugta Ganacsiga ee Gobalka Banaadir, kadib wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka.
Ciidamada NISA ayaa dhawaan xiray Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobalka…
Dhageyso:-Wasiir beyle oo deg deg uga jawabey mashruucii uu Kheyre hakiyey
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle ayaa sheegay in dib loogu noqonayo mashruucii horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Wasiir Beyle waxaa uu sheegay in…
Madaxweynaha Soomaaliland oo kulan xasaasi ah la qaatey Wakiilka QM ee Somalia
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan.
Kulanka ayaa…