Saraakiil ka socota Golaha Midowga Yurub oo qiimeynaya Amniga dalka Soomaliya

Saraakiil ka socota Golaha Amniga ee Midowga Afrika oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya ayaa qiimeyn ku sameynaya xaalada guud ee ammaanka dalka Soomaaliya. Xubnaha ka socda Golaha Amniga Midowga Afrika ayaa waxa ay bilaabeen kulamo ay la qaadanayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyaga oo kala hadlaya xaaladda Amni ee Soomaaliya. Agaasimaha… Continue reading Saraakiil ka socota Golaha Midowga Yurub oo qiimeynaya Amniga dalka Soomaliya