Browsing Category
Af Soomaali
Warar somalia Dunida Iyo Maanta
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Arrinta dhalinyarada ee loo qaaday dalka Eritrea oo qaarkood la sheegay inay ku geeriyoodeen dagaal ka dhacay Gobolka Tigree-ga ee waqooyiga Itoobiya.
Afhayeenka Musharaxiinta…
Wararkii ugu dambeeyay Qarax lala beegsaday Guddoomiyaha Deg. Yaaqshiid
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nooca miinada ah oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay inta u…
DEG DEG:-Qarax xoogan oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho
Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay qeyb kamid ah Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, sida aan wararka ku helnay.
Qaraxaas oo ahaa miino dhulka la geliyay ayaa ka dhacay…
XOG: Sarkaalkii Amray Ciidankii Eretariya joogay in ay ka qeyb qaataan Dagaalkii TPLF oo la ogaaday
Xogo dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dhalinyaradii soomaaliyeed ee lagu laayey dagaalkii TPLF ee waqooyiga Ethiopia, kuwaas oo markii hore tababar loogeeyey dalka Eretariya.s
Saraakiil amni oo magacooda ka gaabsadey ayaa bixiyey xogo…
Ciidanka DANAB oo la wareegay degaano ay ku sugnaayeen Al-shabaab
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gallo qorsheysan ka sameeyeen agagaarka magaalada Jamaame oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa…
Wasiir ku geeriyooday saakay Somaliland iyo MW Deni oo War soo saaray
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Maamulka ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Cabdi Ismaaciil Boss.
Warar aan heleyno…
Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeynn Culus uu ka fuliyay Degmada…
Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn diyaaradeed oo saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen agagaarka degmada Jammaame ee Gobolka Jubbada Hoose.
Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidamada…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Madaxweynihii hore ee dalka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa gelinkii dambe ee shalay kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Kulanka oo ka dhacay hoyga Cali Mahdi ayaa waxaa uu ahaa mid…
Safiirkii hore ee Soomaaliya ee Mareykanka oo geeriyooday
Allaah ha u naxariistee waxaa Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Safiirkii horey ee Soomaaliay u fadhiyey dalka Mareykanka Cabdikariin Cali Cumar.
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in…
DEG DEG:-Kulan u socda Madaxweyne Guudlaawe iyo Taliyaha NISA
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa xiligaan Xarunta Hay’adda Nabadsugida Qaranka kulan kula leh Taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji.
Warar la helayo ayaa…
RW Rooble oo la kulmay Guddoomiye Baarlamaan maamul Goboleed
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed oo Qoraal soo…
Duqeyn lagu dilay Nabadoon Caan ah oo ka dhacday Jubbada Hoose
Wararka naga soo gaaraya degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyn diyaaradeed oo khasaaro geysatay ay ka dhacday nawaaxiga degmadaas.
Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee Drone-ka ayaa fuliyay…