Browsing Category
Af Soomaali
Warar somalia Dunida Iyo Maanta
Hotelka Decale oo ku yaal garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu shir uga furmay Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga Musharaxiinta, Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Shirka oo ah mid…
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo si lama filaan u gaaray Magaalo ka tirsan…
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi saraakiil ciidan ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ah gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay.…
Madaxda Dowladda oo loogu baaqay inay Bandow kusoo rogto Muqdisho
Waxaa magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada dalka kusii faafaya cudurka safmarka ah ee Covid-19, waxaana maalinbo maalinta ka dambeesa sii kordhaya dadka uu cudurkan ku dhacayo iyo waliba kuwa u dhimanaya.
Wasiirka Wasaaradda…
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo War cusub kasoo saaray Doorashada
Guddiga doorashooyinka 2021-ka ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan doorashooyinka, wadada-hadallada socda iyo heshiiskii dhex-maray xukuumadda iyo xubnaha midowga musharraxiinta.
Ugu horreyn guddiga ayaa soo…
Taliska Ciidanka Xoogga oo iclaamiyay guluf ka dhan ah Al-shabaab oo ka…
Abaanduullaha Guutada 10aad Col. Cismaan Sheikh Cabdi Qorax ayaa kormeeray Saldhiga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, isagoo u kuurgalayay xaaladda amni ee degmada iyo shaqada muhiimka ah ee ay Bulshada Ciidanka Bulshada u hayaan.…
RW Rooble oo markale kulan isugu yeeray Midowga Musharaxiinta
Ra’iisul Wasaaraha xilka siihaya ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo isniin ah in uu Magaalada Muqdisho kulan kula qaato markale Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha.
Kulanka ayaa daba socda kulankii dhawaan…
Ciidamo hubeysan oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Caasimadda Maamulka…
Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa habeenkii xalay aheyd howlgal ballaaran ka sameeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, waxaana laga helayaa faah faahino.
Ciidamo isugu jiray Boolis iyo Nabadsugid…
Dowladda Somalia oo War kulul kasoo saartay Weerar culus oo la fashiliyay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay weerar kooxda Xuutiyiinta Yemen ku qaaday Magaalada Riyaadh ee Caasimadda dalka Sacuudiga iyo magaalooyin kale oo ka tirsan dalkaas.
Hadal-qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda…
Wararkii ugu dambeeyay Dharcad lagu dilay Suuq ku yaalla Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa nabadsugida dowladda ee dharcadka oo duhurnimadii Maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa ku…
Rooble iyo Beesha Caalamka oo kulan la yeeshay khilaafka Doorashada
Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qadka Internet-ka gaar ahaan aalada fogaan aragga ee ZOOM-ka kulan gaar ah kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka.
Kulanka Ra’iisul Wasaare…
DEG DEG:-Qarax Goor dhow Muqdisho lagula eegtay Guddoomiye Degmo
Qarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay xaafaddo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho, waxaana laga helayaa faah faahin.
Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka aaso ah ee laga…
Puntland oo walaac ka muujisay soo laba kacleynta Cudurka COVID-19
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee Cudurka halista ah ee COVID-19 oo kusoo laba kacleeyay gudaha dalka Soomaaliya, lana diiwaan-geliyay kiisas badan.
Warbixin ay soo…