Saddex Qodob oo Ka Soo Baxay Ka-Qaybgalka Madaxweyne Xasan ee Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya
Saddex Qodob ayaa ka soo baxay ka qeyb galka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee daah-furka biyo-xreenka Itoobiya. Fashilka Dadaalladii Wada-hadallada Jubbaland Dadaal uu Madaxweyne Xasan doonayay inuu kula kulmo Madaxweynaha...