Nepal: Dadkii ku dhintay dhulgariirka oo ka gudbay 3000

Read Time:22 Second

Mareeg.com: Dowladda Nepal ayaa sheegtay in dadka ku dhintay dhulgariirka halkaas ku dhuftay ay gaarayaan 3218 ruux, sidaa waxaa qortay BBC Arabic.

Ramichor Dangal oo ah madaxa Hay’adda Maamulka Musiibooyinka dalka Nepal ayaa sheegay in dhaawacyadu gaarayaan ilaa 6500 oo ruux.

Dadka gurya beelay ee barakacay waxa ay magaaalada Kathmandu ka dhisteen teendhooyin.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF waxa ay sheegtay in wadankaasi ay gabaabsi ku yihiin biyiha iyo cuntada.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %