Nabadsugidda oo xirtay gudoomiye ku xigeenkii hore ee Dharkeynley

Mareeg.com: Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa goor dhow gurigiisa kazoo qabtay gudoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Dharkeynley Yuusuf Kabaale.

Ciidamada Nabad Sugidda oo ayaa isku hareereeyey guriga Yuusuf Kabaale oo aan ka fogeyn guriga Axmed Daaci, waxaan wararku sheegayaan in Yuusuf Kabaale la xiray.

Lama sheegin wax iska horimaad ah oo ka dhacay guriga Yuusuf Kabaale. Ninkaan ayaa ka mid ahaa raga hubeysan ee deganaa Dharkeynley, waxaana maleeshiyaad ka amarqaata dhor jeer ka qeybgaleen dagaal beeleed ka dhacay Madiina.

Mareeg Media

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245