Nabad Sugida Jubbaland oo gacanta ku dhigtay Nin Xirnaa dharka Dumarka iyo arrin xasaasi ah * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Nabad Sugida Jubbaland oo gacanta ku dhigtay Nin Xirnaa dharka Dumarka iyo arrin xasaasi ah

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay Nin iska soo dhigay Haweney lana baxay magaca Farxiyo Okey.

Ninkan naagta isku ekeysiiyay ayaa waxaa Ciidamada ay ku qabteen gudaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in Ninkan ay qabteen uu labo habeen seexday guri ku yaalla Xaafad ka tirsan Magaalada Kismaayo oo ay daganaayen Labo Dumar ah,kuwaasi oo u sheegay in ay soo dhuntay,isla markaana ayna garaneyn meel ay tagto ,balse dabagal dheer kaddib waxa gacanta kuso dhigay Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!