
Read Time:23 Second
Waxaa weli xaalad kacsanaan ah ay jirtaa Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya,waxaana la soo sheegaya in halkaasi maanta ay kajirto dhibaato xoogan.
Riix Halkaan Si Aad U Daawato Muuqaalka.
Muuqaal lagu baahiyay baraha Bulshada ayaa waxaa lagu arkay goobo ganacsi oo la boobayo,iyadoona dadka Shacabka ah iyo Ciidamada Booliska lagu arkayay wadada laamiga ah.
Ilaa iyo hada waxaa weli kacsan xaalada Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.