Muungaab oo booqasho rasmi ah ku tegay Nairobi * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Muungaab oo booqasho rasmi ah ku tegay Nairobi

Mareeg.com: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaaladda Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Muungaab ayaa oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa magaalada Nairobi, Evens Kidero ayaa inta uu ku sugan yahay halkaas wuxuu kulamo la qaadan doonaa madaxda dowladda hoose ee Nairobi iyo jaaliyadda Soomaalida ee Kenya.

Danjiraha Soomaliya u fadhiya Nairobi, Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo madax kale oo tirsan dowlada federaalka Soomaliya ayaa guddoomiyaha kusoo dhaweeyey Nairobi.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa safarro ku kala bixiya dalalka calaamka, iyadoo uu aad u liito waxqabadka maamulkiisa.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!