Muqdisho: Haweeney Toogasho Ku Dishay Ninkeeda Oo Ka Tirsaan Nabad Sugidda

Read Time:25 Second

Muqdisho, Mareeg.com: Haweeney ayaa xalay toogatay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ku toogatay ninkii qabay kadib markii sida la sheegay muran dhexmaray.

Ninka la dilay wuxuu ka tirsanaan ciidamada nabad sugudda Soomaaliya, waxaana haweeneydu dilka u adeegsatay qori uu lahaa oo yalla guriga.

Dilka ayaa dhacay xilli ninku hordayey, waxaana ciidamada boolisku gacanta ku dhigeen haweeneydan, waxaana ku socda su’aalo weydiin.

Laamaha amaanka dowladda Soomaaliya weli kama hadlin dilka haweeneydaas u geystay ninkii qabay oo ciidan u ahaa dowladda Soomaaliya.

Mareeg.com

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %