Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo oo bur buray

Read Time:27 Second

Qoraal goordhaw lasoo gaarsiiyay Warbaahinta kana soo baxay xafiiska Xoghayaha guud ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Buuh ayaa lagu sheegay in mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo uu buray.

Sida ku xusan qoraalkan 14-Xildhibaan ayaa xafiiska xoghayaha usoo diray dacwado ku aadan in looga been abuurtay mooshinka ayna kamid aheyn dadka gudbiyay sidoo kale saxiixay.

Waxaa qoraalkan lagu sheegay in Mooshinka uusan sharci aheyn hadii ay ka laabteen 14-qof oo kamid ahaa kuwii la sheegay in ay saxiixeen, waxaana hada saxiixayaasha mooshinka kusoo hareen  78 xildhibaan.

About Post Author

A warsame

Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %