Midowga Yurub oo shaaciyey tirada ciidamada uu u tabarayo Soomaaliya sanadka 2015

Read Time:29 Second

Mareeg.com: Midowga Yurub ayaa shaaciyey tirada askarta ay dowladda Soomaaliya u tababari doonaan sanadka soo socda ee 2015.

Howlgalka Tabaraka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM Somalia) ayaa sheegay iney sanadka 2015 u tababari doonaan dowladda Soomaaliya ciidamo gaaraya 1,200 askari.

EUTM Somalia ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sanadkii 2014 qabatay 11 tababar, iyadoo la leyliyey ilaa 1,150 askari, halka todobaadyada soo soocda ilaa 250 askari ay dhameysan doonaan tababar haatan u socda.

Midowga Yurub ayaa ciidamada Soomaaliya ku tababari jiray dalka Uganda, hase ahaatee waxaa xeradaas loo soo raray Muqdisho.

Mareeg Media

 

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.