Midowga Afrika iyo DF Soomaaliya oo Rwanda shir uga furay Qurbajoogta * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Midowga Afrika iyo DF Soomaaliya oo Rwanda shir uga furay Qurbajoogta

Mareeg.com: Wararka ka imaanaya magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa sheegay inuu halkaas ka furmey shir balaaran oo loo qabtay qurba-joogta Soomaaliyeed kaasi oo ay si wadajir usoo qabanqaabiyeen Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya.

Shirka ayaa looga hadlayaa arrimaha qurba-joogta iyo kaalinta ay ka qaadan karaan horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya.

Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya, danjire Maman Sadikou iyo madax kale oo ka socota dowladd Soomaaliya ayaa ka qeybgelayashirkaas.

Lama caddeyn sababta qabsoomidda shirkaas loogu doortay caasimadda dalka Rwanda ee Kigli, iyadoo ay jiraan dalal ka dhow oo lagu qaban karay.

Mareeg Media

 

 

 .

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!