MD Waare oo eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka

Read Time:38 Second

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu qaadacay Shir looga hadlayey howlaha gargaarka iyo dar dar galintooda kaas oo ay  soo qaban qaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya laguna qabtay Magalada Muqdisho.

Shirkaasi waxaa ka qeyb galay dhamaan Wasaaradaha/hey’adaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee heer Dowlad Gobaleed,hayeeshee Maamulka Hir-Shabeelle uu qaaday qodobadii kasoo baxay shirkaas.

War-Saxaafadeedka kasoo baxay Madaxtooyada Hir-Shabeelle ayaa lagu eedeeyey Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta iyo Musiibooyinka Soomaaliya, iyada oo lagu sheegay in Wasaaradda ay deegaanada qaar ee Hir-Shabeelle ay uga eexatay Maamul goboleedyada kale.

Sidoo kale Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ugu baaqay deeq bixiyeyaasha Caalamka iyo Hay’adaha in wixii cawaaqib xumo ah ee ka dhasha arrintaan inay mas’uul ka yihiin.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.