MD Farmaajo oo weerar afka ku qaaday Mucaaradka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aad u dhaliilay siyaasada Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Federaalka,isaga oo sheegay inay yihiin kuwa doonaya inay dowladnimada dumiyaan.
Waxa uiu sheegay in ay abuuraan khalalaaso Siyaasadeed iyo qalqal siyaasadeed,sidoo kalena in loo dacwoodo Beesha caalamka ay tahay mid lagu duminaayo dowladda balse aysan aheyn mucaaradnimo.
Isaga oo ka qyeb galayay shir ay Culumada Soomaaliyeed ku yeesheen Magalada muqdisho ayaa sidoo kale waxa uu ugu baaqay Culimada inay ka qeyb qaataan wadahadal-siinta Dowladda iyo Ururka Al-Shabaab.
Comments are closed.