MD Farmaajo oo la hadlay Xulka Qaranka Somalia [DAAWO] — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

MD Farmaajo oo la hadlay Xulka Qaranka Somalia [DAAWO]

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qadka taleefanka kula hadlay Ciyaartoyda 17-jirada ee xulka Qaranka Soomaaliya oo galabta Ciyaarta Finalka la ciyaaraya Xulka 17-jirada Tanzania.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu horeyn la xiriiray Tababaraha Xulka 17-jirada Soomaaliya Macalin Salaad Gaab, isagoo ugu hambalyeeyay dadaalka wanaagsan uu u galay in ciyaartoyda uu soo gaarsiiyo ciyaarta kama dambeysta iyo magaca uu u soo hoyay Soomaaliya.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!