MD Farmaajo oo gaaray Garoowe * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

MD Farmaajo oo gaaray Garoowe

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Gelinkii dambe garoonka Diyaaradaha Garoowe Kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Soo dhoweynta weftiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan Golayaasha maamulka Puntland iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ah Hoggamiyihii ugu dambeeyay ee tagga Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, waxaana halkaasi ku sugan Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda maamul goboleedyadda.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!