MD Deni oo dib ugu laabtay Garoowe (SAWIRRO) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

MD Deni oo dib ugu laabtay Garoowe (SAWIRRO)

Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani.

Madaxweyne Deni ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe.

Madaxweynaha ayaa muddooyinkii safar shaqo uga maqnaa Dalka, waxaana uu kulamo kala duwan ka waday Dalalka Nairobi iyo Dubai.

Waxaa Madaxweynaha uu ka mid ahaa Madaxda Maamul Goboleedyada oo qaarkood kulamo kala duwan Magaalada Nairobi kula yeeshay Beesha Caalamka.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!