Maxey ka wada hadleen RW Cumar iyo Axmed Madoobe? (War-murtiyeed)

Read Time:18 Second

Mareeg.com: Raysul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, oo shalay gaaray magaalada Kismaayo, ayaa intii uu joogay waxa uu kulamo la qaatay madaxda maamulka Jubbaland.

RW Cumar ayaa kala hadlay arrimaha baarlamanka maamulka Jubaland ee muranku ka jiro, dastuurka iyo arrimaha federaalka, arrimaha amaanka, qeybsiga deeqaha debadaha laga helo, arrimaha tiro-koobka dadka Soomaaliyeed iyo arrimo kale. 

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.