Maxaad ka taqaanaa muuqaalka Balanbaalista? (Sawirro) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Maxaad ka taqaanaa muuqaalka Balanbaalista? (Sawirro)

Mareeg.com: Balanbaalistu waxey ka mid tahay xayawaanaadka Alle ku abuuray dunida, waa xayawaan yar oo duula, islamarkaana leh garbo uu ku duulo oo u eg kuwa shimbiraha.

Waa xawayaan muuqaal ahaan qurux badan oo leh midabo dad soo jiita. Soomaalida ayaa sugaan ku cabiray Balanbaalista, iyadoo Xasan Aadan uu qaaday Hees loogu magacdaray “Balanbaalis”.

Heestaas waxaa ku jira erayga “Balanbaalis Qaliama leh”, taasoo tilmaameysa in balanbaalisu qurux badan tahay.

Mareeg Media

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!