Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Read Time:41 Second

Saddex maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in maanta baxsadeen, sida ay sheegayaan warar laga helay Xabsiga dhexe ee Magaalada muqdisho.

Warka ayaa intaas ku darayaan in mid ka mid ahaa maxaabiista dib loo soo qabtay,xilli uu ku sugnaa agagaarka Kawaanka degmada Xamarweyne balse weli ay maqan yihiin labada kale.

Xubnaha baxsaday ayaa sidoo kale wararka ay sheegayaan inay ka tirsan yihiin a Al-Shabaab, islamarkaana horey loogu riday xukunno.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Xubnaha baxsaday mid kamdi ah uu ku xukunaa Xabsi daa’in halka midka kale uu ku xukunaa 15 Sano oo Xabsi ah.

Xabsiga Dhexe ee Xamar oo ku yaalla degmada xamarweyne ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid amnigiisa siweyn loo ilaaliyo,waxaana cadeyn sababta keentay in Maxaaabiis xukunaa ay baxsadaan.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.