Maxaa ka jira in uu iscasilyo Wasiirka Amniga Somalia?

Read Time:27 Second

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya, Abuukar Ducaalle Isloow ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo iscasilaadiisa kadib markii ay kordheen falalka amaanka darri ee ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa wajahaya culeyso kala duwan, kadib markii muddo hal todobaad ah ay Qaraxyo is xig xiga ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxyadan oo ay ku dhinteen in ka badan 30 Ruux ayaa muddo hal todobaad waxey siyaabo kala duwan uga dhaceen bartamaha Caasimada Soomaaliya.

Wasiirka Amniga ayaa lagu eedeeyay in uusan waxba ka qaban amaanka Muqdisho.

 

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.