Maxaa Ka Cusub Saakay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
Waxaa xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool halkaas oo saakey Waaberigii laga maqlay madaafiic ay isweeydaar sanayeen Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland.
Comments are closed.