Ciidamada Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo dib gacanta ugu dhigay Magaalada Marka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamada Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo dib gacanta ugu dhigay Magaalada Marka

Marka ( Mareeg)-Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Al Shabaab ayaa la sheegay in ay isaga baxeen saaka Magaalada Marka iyadoona ay dib ugu laabteen Magaaladaasi.

 

Ururka Al Shabaab ayaa shalay dib ula wareegay Mark aka gadaal markii laga qabsaday sanadkii 2012.

 

Al Shabaab ayaa Magaaladaas qabsaday sandkii 2008 waxaana lagala wareegay sanadkii 2012.

 

Iminka ayaa la sheegayaa maalin kdib in hadana dib looga qabsaday islamarkaana ay gudaha u galeen Magaalada Ciidanka huwanta ee dowladda federaalka iyo AMISOM.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!