Mareykanka oo heegan ka galay hanjabaad loo soo diray

Read Time:26 Second

Mareeg.com: Mareykanka ayaa shaaciyay in uu adkeynaya ammaanka dhismooyinka dowladda ee ku yaala Washington iyo magaalooyinka kale ee dalkaasi.

Waaxda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in tallaabadani ay tahay mid taxaddar lagu muujinayo kaddib markii ay soo bexeen hanjabaado weeraro ka dhan ah mareykanka oo ka imaanaya kooxaha argagixisada.

Waxa ay sidoo kale ugu baaqday milkiilayaasha iyo maamuleyaasha goobaha muhiimka ah iyo shacabka in ay taxaddar muujiyaan.

Arrintani ayaa waxa ay daba socotaa toogashadii askari loogu geystay usbuucii la soo dhaafayt meel u dhow dhismaha baarlamaanka dalka Canada.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.