Mareeykanka:-Askari la baxsaday gaari gaashaaman iyo Booliska Oo ceeyrsanaayo.
Richmond ( Mareeg news ) Waxeey ciidamada booliska mareekanka ku guuleeysteen ineey gacanta ku soo dhigaan askari katirsan ciidanka malatariga mareekanka.
Askarigan ayee booliska eryanayeen saacado kadib markuu xira malatari oo ku taala magaalada Richmond kala soo baxay gaari gaashaaman.
A stolen tank being chased by police through downtown Richmond…. #richmond #richmondtank pic.twitter.com/CxtKTCQFbq
— Emi Averill (@EmiAverill) June 6, 2018
afaheeynka booliska magaalada Richmond keeli hill oo la hadlay warfaafinta ayaa sheegay ineey ku guuleeystee qabashada askatigaan ka tirsan malatariga ee la soo baxay gaariga taangiga ah.
waxuu kaloo warfaafinta u xaqiijiyay ineeyna jirin wax qasaara ah oo uu geestay hoowlgalkan aay si nabad ah u soo af jareen boolis.
Sababaha ka dambeeyay inuu askarigan gaariga lasoo baxo iyo waxuu damacsanaa ayuu afheeynka sheegay in ay baarayaa booliska.
Comments are closed.