Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Buulo burte * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Buulo burte

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku guuleystay inay dilaan horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaan 40 km ujirta degmada Buulo burte.

Guddoomiyaha Degmada Buulo burte C/casiis Duurow Cabdi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay dileen horjoogayaal dhowr ah o ka tirsan AL-shabaab, kuwasi oo dhibaato kuhayay bulshada.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!