Malaaq ka tirsanaa Al Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka DF ee Bakool * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Malaaq ka tirsanaa Al Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka DF ee Bakool

Xudur ( Mareeg)-Nabadoon Caan ka ah Gobolka Bakool oo horay uga mid ahaa Taageerayaasha Al Shabaab ayaa isku soo dhiibay  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobolkaasi.

 

Malaaq Cali Muumin oo ka mid ahaa Odayaasha Gobolkaas Bakool ee horay u taageersanaa Al Shabaab ayaa saraakiisha dowladda ee Gobolka ay xaqiijiyeen in uu isku soo dhiibay kadib wadahadal ay la sameeyeen.

 

Dadweyne fara badan ayaa Malaaq Cali Muumin isi soo dhiibistiisa kadib isugu soo baxay Magaalada Xudur kuwaas oo soo dhaweynaya tallaabada uu qaaday.

 

Masuuliyiinta Maamulka degmada Xudur ayaa ugu baaqay dhinaca kale dadka weli xubnaha ka ah Al Shaba

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!