Mahad salad oo dood ka keenay in xildhibaanada baarlamaanka isku yimaadaan. Sabab?

Read Time:16 Second

Xildhibaan mahad salad oo ka tirsan baarlamaanka federalka soomaaliya ayaa dood adag ka keenay in ay shiraan oo ay isku yimaadaan xildhibaanada golaha shacabka.

Hadal jeedin uu manta ku lahaa xildhibaanka kalfadhigii manta ayuu ku eedeeya gudoonka golaha shacabka in ay iyaga yihiin waxa hortaagan baarlamaanka.

 

Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %