Magacyada Golaha Wasiirrada Maamulka Puntland Oo La Shaaciyey (Liiska Oo Buuxa)

Read Time:2 Minute, 26 Second

Garowe – Mareeg.com: Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa galabta ku dhawaaqay liiska golaha wasiirrada cusub ee maamulka Puntland.

Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr. Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana golaha wasiirada Puntland gaarayaan 46 xubnood oo kala ah 18 Wasiir 19 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru Dowle.

Liiska Wasiirrada:
1- Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
2- Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose
3- Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga
4- Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
5- Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda
6- Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
7- Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha
8- Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
9- Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
10- Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
11- Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
12- Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
13- Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka
14- Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
15- Abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda
16- Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta
17- Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha
18- Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada.

Liiska Wasiir Ku-xigeenada
1- Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta
2- Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose
3- Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga
4- Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
5- Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha federaalka
6- Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
7- Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
8- Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
9- Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka caafimaadka
10- Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
11- Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud
12- Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada
13- Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beera iyo Waraabka
14- Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda
15- Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo gaadiidka badda
16- Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada
17- Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska
18- Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta
19- Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershadaha

Liiska Wasiiru Dowlayaasha
1- Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha
2- Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda
3- Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose
4- Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada
5- Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah
6- Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada
7- Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka
8- Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
9- Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.