Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo Caawa ku geeriyooday dalka Kenya

Read Time:24 Second

Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.

Geerida Cali Mahdi ayaa waxaa xaqiijiyey xubno ka tirsan qoyskiisa oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Cali Mahdi uu maalmihii ugu dambeeyey ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, arrimo caafimaadna uu u tagay magaalada Nairobi maalmo  ka hor, halkaasoo uu caawa ku geeriyooday.

Cali Mahdi ayaa waxaa uu ahaa Odey Soomaaliyeed, waxaana uu kamid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed kuwoodii ugu waaweynaa.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.